Cabdalle Turjumaan

Ka Wikipedia

Abuu MuxamedCabdalle Turjumaan Al Mayoorqii (Af-Carabi: عبد الله الترجمان) waxa uu ku dhashay magaalada Mayoorqa sanadkii 1355-tii, waxa uu ahaa wadaad Masiixi ah oo lagu magacaabi jiray Anselm Turmida, waxa uu qaatay diinta Islaamka, waxa uuna qoray kitaabka Hibada Indheergaradka u ah ka Jawaabista Doodaha Masiixiyiinta iyo kuwa kale. waxa uu wasiir ka ahaa Hafsiiyiinta Tuunisiya, waxuuku dhintay magaalada Tuunis marku sanadkii ahaa 1423-dii.