Jump to content

Cabdiqaadir Cawaale

Ka Wikipedia

Gen. c/qaadir macalin nuur cilmi cawaale wuxu qaatay derejada gashaanle sare 1982 wuxu aha mudo dheer abandulaha kabka iyo saadka qeybti 60 ad e fadhigeedu aha Baydhabo dowladi Sh Shariif iyo dowladi Xasan Sheekh iyo qayb kamida dowlada farmaajo wuxu hayey xilka abandulaha guud Kabka iyo saadka e xooga dalka soomaliya. Hada wuxu heysta shahadada masterka e dhaqaalaha.sido kale tababarka ugu sareya ciidan e hogaanka dagaalka ah kadiyariyey kuliyada dagaalja e Egypt كلية القيادة والأركان