Cabdiqadir Kaamil

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiqadir Kaamil Maxamed)

Cabdiqadir Kaamil Maxamed (Af Faransiis : Abdoulkader Kamil Mohamed; Af Carabi : ar‎) beesha sheekhaal wuxuu ku dhashay magaalada Souali, Jabuuti 1 Luuliyo 1951, waa siyaasi reer Jabuuti iyo ra'iisul wasaaraha tallada haya maanta ilaa 2013.

kaamil ayaa wuxuu u dhashay beel waynta daarood , kablalax , harti , warsangrli , cumar ,nuux cumar , cumarayte .

WUXUU DEEGAAN KIISA MAAKHIR GAAR AHAANA SANAAG BOOQDAY TIRO 4 JEER

Muddo dheerna ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Rally for Progress, wuxuu horey u soo qabtay wasiirka beeraha 2005 ilaa 2011 iyo wasiirka gaashaandhigga laga soo bilaabo 2011 ilaa 2013.

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Jabuuti
Jaamacada Carabta Xubin ka ah Jaamacada Carabta
Portal icon Africa portal Portal icon Siyaasadda portal

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]