Cad-Cadeey

Ka Wikipedia

Qudha cad-cadeey waa dagmo qadiimi ah oo ku taal gobolka shabellaha dhex wa degmo eey dagan yihiin dad ahlu diin ah . waa meel cilimiga diinta loo soo raadsan jiray . degmada waxaan dagan jilib ka mid ah beesha abgaal cisman ...daud niman same . waa meel eey ku noolyihiin dad xoolo dhaqato ah ....waxeey leedahahay degmada isbital iyo goobo wax barasho ...school hoose dhexe waxaa kaloo caan kutahay 120 ceel ayaa kutaal agagaarka magalada dadka degan waa dad nabada jecel dagmadaas waxeey kala qeeybisaa deexda iyo geedaha qeebna deex ayeey katahay illa bada geed kuma yaal qeebna waaba geedo xeebtu waxeey ujirtaa 2labo saac degmadaas waa barwaa qeeysan tahay qofkii tagaa nasiib leh.