Cadan
Ka Wikipedia
| Cadan عدن (Carabi) |
|
|---|---|
|
|
|
| Dhacdaa: 12°48′N 45°02′E / 12.8°N 45.033°E | |
| Dalka | Yemen |
| Gobol | Cadan |
| Baaxada Deegaanka | |
| • Guud ahaan | 760 km2 (290 sq mi) |
| Joogga | 6 m (20 ft) |
| Tirada dadka (2012) | |
| • Guud ahaan | 760,923 |
| • Tiro Badnaan | 1,000/km2 (2,600/sq mi) |
| Saacad | GMT (UTC+3) |
| Lambarka Telefonka | 967 |
Cadan (Af-Carabi: عدن) waamagaalo kutaala wadanka Yemen. Waxa ay ahayd caasimada. Jamhuuriyada.dimuquraadiga.shacbiga.sanadihii u dhexeeyay.1967.ilaa.1990.oo ahayd markii ay labadii dal ee yamini u qabsanaan jirtay.ay midoobeen.waxa ay 170.klm.bariga kaxigaa.baab almandabka.marinka layidhaahdo.waxa lagu yaqaanaa in ay cadani tahay caasimada dhaqaale ee wadanka yaman. Doonta Cadan waxay wataa ilaa Jabuuti iyo Berbera.