Calanka Khaatumo
Maqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. |

Calanka khaatumo waxa markii uguhoraysay la isticmaalay calanka Khaatumo ee xilaga sanadka 2012kii. Waxa uu calanka Khaatumo ka koobanyahay midabka baluug, iyo saddexagal cad ah dinaca bidix, iyo xidig cad, iyo faraska caanka ee Xiin Faniin, ee summad naasley dhanka Daraawiish ah, iyo nin Darawiishi ah. Calanka Khaatumo wuxuu astaan u yahay beelaha reer Daraawiish.