Cali Jimcaale
Appearance
Cali Jimcaale waxa uu ahaa raisal wasaarihii dowladdii daakhilaga aheyd 1956 ilaa 1960 kii waxa uuna ku xigay Cabdullaahi Ciise sidoo kale waxa uu ahaay hugaamiye siyaasadeed oo noolaa qarnigii 20-aad, waxa uu usoo halgamay xurnimada dalka soomaaliya, sanadkii 1960-kii markii soomaaliya xurnimada qaadatay, waxa uu ka mid ahaa dadkii isusoo sharraxay xilka madaxweynanimada waxa uuna ahaa ninkii kusoo xigay tirada codadka madaxweynihii ugu horreeyay ee soomaaliya Mudane Aaden Cabdulle Cismaan Aaden cadde, kaas oo uu uga tanaasulay kursiga, sanadihii xukuumaddii rayadka eheed Sheekh Cali jimcaale Baraale Waxa uu hugaamiye u ahaa mid ka mid ah xisbiyadii