Cali Dhuux

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cali dhuux aadan)

Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad waxa uu ka mid yahay isimada ugu yar geyiga Soomaaliyeed iyo waliba kan Puntland state, waxa uu ka dhaxley beeldaajanimada aabihiis beeldaaje Salaad Alle ha u naxariistee, Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad waxa uu ku dhashey magaala madaxda dalka Soomaaliya Muqdisho.

waxa uu ku barbaarey deeganada Puntland, waxa uu ku dhameeyey qur'aanka iyo waxbarsahada school sare magaalada Bosaso.

heerkiisa koowaad ee jaamacada waxa uu ku qaatey dalka kenya. waxaa uu dalka dib ugu soo laabtey 2020 bishii october waxaana aad loogu soo dhoweeyey airportka magaalada Bosaso.

bil kadib waxaa loogu caleema saarey beeldaajanimada Beesha Cabdirixiin Saleebaan.

File:Cali dhuux aadan