Caris waa degmo ku taalo gobolka Bari.Waxey u dhawdahay Bandarbayla oo u jirto qiyaas ahaan 20km dhanka woqooyi.