Carl Ottosen
Appearance
| Carl Ottosen | |
|---|---|
| Ku dhashay | 18 Luuliyo 1918 Asminderød, Fredensborg, Denmark |
| Dhimasho | 8 January 1972 (Da’weyn 53) Sæby, Denmark |
| Shaqada | Jilaa Qoraa Filim Agaasimaha Filimka |
| Sanadaha Shaqada | 1947-1972 |
Carl Ottosen (18 Luulyo 1918 - 8 Janaayo 1972) wuxuu ahaa jilaa Danish ah , qoraa shaashad iyo agaasime filim . Wuxuu kasoo muuqday 70 filim intii u dhaxaysay 1947 iyo 1972