Category:Halogen

Ka Wikipedia

Halogen

Curiyaha Foloriinta.
Curiyaha Koloriinta
Curiyaha Boromiinta
Curiyaha Aaydhiinta

Halogen waa guuto curiyeyaal hawo, dareere iyo adke ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.

Marka heerkulku caadiga yahay, curiyeyaasha hawoda ah waa midab casaan ah, kuwa dareeraha ahi waa cagaar, halka kuwa adkaha ahi leeyihiim midab madoow ah.

Guruubkan Halogenska waa shan curiye ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Foloriin (F), Koloriin (Cl), [Boromiin]] (Br), Aaydhiin (I), iyo Astatiin (At).

Neefaha Halogenska waa guutada kali ah ee dhamaan 118da Curiye laga helo sadexda marxaladood ee walaxda - adke, dareere iyo hawo. Dhinaca kale, dhamaan xubnaha halogenska waxay noqdaan asiidh (acid) markey la falgalaan Haydarojiinta, waxaana laga soo dhex saaraa macdanta cusbada. Dhamaantood waa sun.


Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 10 oo ah qeybaha hoose waana 10 oo dhamaantood ah.

B

C

H

M

N

P