Category:Koon

Ka Wikipedia

Koon[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka guud ee Koonka.

Koonka (ingiriis: Universe) waa jiritaanka guud ee dhamaan Meereyaasha[1], Xidigaha, Galaagsiyada, baaxado banaan iyo wixii ku dhex jira ee Walax matter, noole iyo wax walba oo kale ah.

Koonku aad ayuu u balaadhan yahay waxana lagu qiyaasaa in ka badan 90 bilyan sanadka-iftiinka[2].

Sida uu sheegay Cilmi Fallagu koonkan eeynu ku nool nahay waxa jira in ka badan bilyan meere, kuwaas oo ku baahsan geesaha koonka.


  1. Tusaale ahaan: Xareed, Suge. Luuliyo Studio. ISBN 0-521-45759-9.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Ismail Suge. BuuggaShaabuuga Boggiisa.7 [1]

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 7 oo ah qeybaha hoose waana 7 oo dhamaantood ah.

C

J

M