Category:Xoolo

Ka Wikipedia

Xoolo

Xoolo (ingiriis: Livestock) waa xayawaanka gurijooga ah ee dadku dhaqdaa.

Xoolaha waxaa ka mid ah lo'da, adhiga, geela, fardaha, dameeraha, idaha iyo mararka qaar oo lagu daro digaaga iyo shimbiraha kale la dhaqdo.

Guud ahaan xooluhu waa xayawaanka aadamuhu dhaqdaan, ee qaarkood la cuno hilibkooda lana cabo caanahooda.

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 8 oo ah qeybaha hoose waana 8 oo dhamaantood ah.

B

D

  • Daawo(2 C, 6 B)
  • Dad(12 C, 217 B)

G

K

L

U

X