Category:Dabare
Appearance
Dabarre waa qabiil ka mid ah qabiillada soomaaliyeed oo ku dhaqan geeska afrika, waxayna degaan Itoobiya iyo Koonfurta soomaali gaar ahaan inta u dhexeysa labada webi.
Dabarre waxay ka mid yihiin Dir irir waxayna la dhasheen gariire samaale oo isagana dega itoobiya.
Luuqadda ay ku hadlaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dabarre waxaa uu ku hadlaa Afsoomaali.