Jump to content

Buuraha dooy

Ka Wikipedia

Buurta kurus

https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/e/ed/IMG.JP.jpg

Tan kuu muuqataa waa buurta ugu dheer ee degmada diinsoor, waxaana la yiraahda kurus ama buurshiidle waxay u egtahay sidii kuruska geela waana sababta loo yiri, waxay degmadu ka xigtaa dhanka koonfur galbeed, qiyaas ahaan magaalada waxay u jirta 2.5km, buurtani waxay uga duwantahay buuraha kale ee dalka inay ka baxaan dusheeda dhammaan dhirta laga helo gobollada soomaaliya. Buurta kurus waxay la xiriirtaa buuraha silsilada ah ee la yiraahdo qardhaas kuwaas oo ku hareeraysan degmada diinsoor koonfur bari iyo galbeed.