Category:Warsangali
Appearance
Raaxoole waa degmo qadiimi ah oo ku taal galbeedka gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya.
Degmadaani waxaa beel ahaan dega beesha Cawramale oo ka mida beelaha Warsangali ee dadka Soomaalida.
Raaxoole waxay soo martay marxalado kala duwan waxaana sannadba sannadka xiga ay magaaladu yeelanaysay bilic hore leh.
Magaalada waxaa inka badan 10 sano gacanta ku haya oo maamulaya Ururka Al-shabaab.
waxay caan ku tahay wax soo saarka dalagyada beeraha iyo xoolaha kuwaas oo loo iibgeeyo gobollo badan oo ka mid ah Soomaaliya
Qeybtaan hadda wax maqaal ah kuma jirto.