Cayr (beel)

Ka Wikipedia

Cayr waa beel ka mid ah bahweynta Habargidir ee Hawiye[1]. Cayr waa curadka Madarkicis Hiraab amaba Habargidir sida loo yaqaan. Odayga Cayr magacisi waa Maxamed madarkicis [2], waxaa dhashay hooyo Casho Gidir Karanle.

Besha Cayr waa beesha ugu weyn beesha Habargidir; waxay degtaa beeshu meelo ka mid ah gobolka Jubbada Dhexe iyo gobolo ku yaala badhtamaha wadanka Soomaaliya sida Galgaduud oo xarun u ah beesha, Mudug iyo Hiiraan. Beesha waxey sidoo kale deegaano baaxad weyn ku leeyihiin gobolada waqooyi sida Sool iyo Togdheer ee ka tirsan maamulka Somaliland.

Waxaa intaas u dheer in beesha degantahay gobolka Shabeelaha hoose oo ey saameyn xoogleh ku leeyihiin beeshu. Beesha Cayr waxey sidoo kale degaan caasimada dowlada Somalia ee gobolka Banaadir, Muqdisho waxeyna ku leeyihiin saameyn aad u xoog badan waana beesha ugu muhiimsan gobolka banaadir xaga ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo wax soo saarka caasimada.

Beesha waxay sidoo kale deegaano caan ah iyo dhul balaaran ku leedahay dalka Ethiopia welibo waxey si mugleh u degta gobolada Qorraxey iyo Shabeele ee ka wada tirsan DDSI. Deeganada caanka ah ey beesha ku leedahay waxaa kamida:

Labobaar- oo ah xarunta beesha dhinaca Itoobiya, Baarmagoog, Ceel Habreed, Ceel dhiinle, Garasle, Baarsiyaable, Buulo Coloow, Balli God, Haamanyaaaq, Ribadleh, Dalanbiya iyo deegaano kaloo badan. Waxey sidoo kale degaan magaalooyin qaar ah oo ey walaalahooda Hawiye la wada degaan sida Mustaxil iyo Qelaafo

Hordhac

Besha waxa lagu tiriyaa dadka ugu horeeyay ee dalka keenay ama soo celiyay adeegyada daruuriga ah ama lagama maar maanka ah sida isbtaalada hooyada & dhalanka Banaadir, Shifo Hospital hurwaa, Dawoyinka sida SHIFA pharmacy, Cuntada sida Warshada burka iyo badarka ee sahal (waxara cade), warshada Omada iyo saabunta Dalsan, iyo warshad shaambada iyo Som-electric. Waxaa si weyn loogu xasuusan karaa Shirkadaha isgaarsiinada Interneyada sida: Global internet iyo Stanard internet, waxay kaloo masuul ka ahaayeen shirkada Coca-cola. beesha waxa kaloo aan ku xasuusan karnaa dadkii ugu horeeyay oo keeno isgaarsiinta ey dadka ku wada xiriiraan tan markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliyeed taasoo bulshada soomaaliyeed aad ugu riyaaqday furida shirkadaha telefanada TELCOM SOMALIA[3] iyo Nationlink[4] waxey beesha ka shaqeysay sare u soo qaadida iyo hormarka ummada soomaaliyeed tan iyo markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliya.[5][6]

Taariikhda beesha Cayr

halkani dhowaan ka filo qoraal buuxa oo soo bandhigaaya taariikhda fog ee balaaran ee beesha Cayr leedahay.

Dhalashada iyo Abtirka beesha Cayr Maxamed Madarkicis

Maxamed Madarkicis waxuu dhalay 2 wiil oo kaliya oo la kala oran jirey Mucle Maxamed oo curad Cayr iyo Habargidir ah iyo Wace Maxamed oo yaraan Cayr ah. Sida qaaraanka loo qeybsado waa 10 jufo oo uu Cayrka u kala baxo balse dhamaantod wey kala taran horeeyeen.

  • Samaale
    • Irir
      • Hawiye
        • Gorgate
          • Mohamud
            • Daame
              • Hiraab
                • Madarkicis (Habar Gidir)
                  • Mahamed (Ayr)
                    • Wa'e/Wace Mahamed(Yabadhaale)
                      • Sunad-Nabi Wa'e
                        • Caaldheere
                        • Hiraabay
                      • Sabuh Wa'e
                        • Nebiyaal Sabuh
                        • Mahamed Sabuh
                    • Mu'le/Mucle Mahamed(Tolweyne)
                      • Abti-idig Mucle
                        • Warwaaq Abti-idig(HabarAji)
                        • Xaryanle Abti-idig(HabarAji)
                        • Daaud(Sabuuh) Abti-idig(Habar-Islaaleed)
                        • Dhowrakace Abti-idig(Habar Islaaleed)
                          • Bilaal Dhowrakace(Yabardhowrakace)
                          • Dhalow Dhowrakace
                          • Madahdiir Dhowrakace
                          • Dangub Dhowrakace
                          • Samadoor Dhowrakace
                            • Hassan Samadoorte
                            • Ahmed Samadoorte
                              • Caroole Ahmed
                                • Bah Ina-Hassan
                                  • Babaanshe Caroole
                                  • Suubiye Caroole
                                  • Ayaanle Caroole 
                                • Bah Ina Suufi Kobdheer
                                  • Caalin Caroole(Reer Ugaas)
                                  • Cabsiiye Caroole


Intaas waa wada dhalashada iyo abtirka beesha Cayr ilaa iyo guri dambeyska beesha Cayr. Sida caadigaa beesha Cayr 10 jufo ayeey u kala baxaan oo qaaraanka loo kala bixiyaa inkastoo xeerar cusub ku soo kordheen. 10ka Cayr maxamed waa

-Ayaanle

-Cabsiiye

-HabarAji

-Yabardhowrakace

-Yabadhaale

-Sabuux(Daaud Abti-edeg)

-Babaanshe

-Caalin Ugaas(Reer Ugaas)

-Xassan Samadoorte

-Suubiye Caroole

10ka Cayr maxamed waa Reero tiro badan waxeyna usii kala baxaan 65 ilaa 70 reer markey u bataan oo diyada iska bixiya waxna iska dhiciya oo magta kaligood baxsada.

Cayrku 3 ayeey wax u qeybsadaan isuknala degaan waana Cayr Qoraxsin, Cayr Bari iyo Cayr Koonfure

•Cayr Qoraxsin ama Bah ina xasan(HOP147) waa

→Ayaanle

→Babaanshe

→Suubiye

•Cayr Bari(HOP139) waa

→Cabsiiye

→Yabardhowrakace

→Xassan Samadoorte

•Cayr Koonfure(HOP138) waa

→HabarAji

→Yabadhaale- Walow ey yabadhaale meel walbo la degaan Cayrka

→Sabuux


-Reer Ugaas cid gooniya lama degaan Cayrku waa u siman yihiin oo waa Ugaasyada.

Dadka Caanka ah

Beeshu waxay leedahay dad caan ka dhex ah ummada soomaaliyeed Sida: Siyaasiyiin, janaraalo, Ganacsato, Odayaal dhaqameydo, Culuma'udiin, Aqoonyahano, Fanaaniin, Abwaano, farshaxaniiste, & Ugaasyo.iyo wax garadka fara badan. Kuwaasi waxaa ka mid ah:

Siyaasada & Maamulka

  • Cabdiqaasim Salaad Xassan, madaxweynihi hore Dowladii TNG Soomaaliya.
  • Ugaas Xasan ugaas Maxamed ugaas Nuur[7]
  • Jeneral xusen cayrow
  • Gen/Shekh Yusuf maxamed siyaad indhacade
  • maxamed Nuur GALAAL.[8]
  • Jeneral Maxamed Rooble Jımcaale (Goobaale)
  • Sheikh C/qadir Sh Maxamed Rage
  • Cabdi Shakur Sh Xasan
  • Eng abdulkadir bahdon
  • Eng.Ahmed mohamed farah
  • Cabdulqaadir Mire Dhiif - Aqoon yahan
  • Nabadoon xaaji maxamed daleel
  • prof.Ahmed dahir hashi( dhegacadde)
  • Nabadoon xasan axmed canshuur
  • ustaad.Addaawe farah Abdulle
  • Yuusuf Garaad Cumar[9]
  • Hussein Osman Nur (Aqoonyahan) (Agaasimihii hore ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Batroolka iyo Tamarta)
  • Mohamud Abdi Farah (caseeyr) (Xoghayah Ururka Bisha Cas Ee G/BANADIR
  • Mohamed Mukhtar Sheikh(Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud)
  • Muhsin Warsame Barre, refugee volunteer in humanitarian and socioeconomic development in Kakuma.
  • Mohamed Ali Ahmed Canshuur( Mohamed Yare)
  • Bashir Omar Abdullahi ( Pilot)
  • Dr Cali Xasan Diiriye
  • Janaral nuur taqsiin
  • kornel seeraar
  • Yuusuf Max'd siyad (Indha cade)[10]
  • Sıcııd Goleey
  • C/Raxmaan Cabdi Shakuur warsame[11]
  • Sıcııd Garıısh
  • Caaqil Axmed Salaad Kulmiye
  • Maxamed Cabdule Deylaaf, (ganacsade)
  • Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed Wsa
  • Sheikh Maxamed Axmed Rooble (Boqol Soon) Allaya Raxma
  • Sheikh Cabdiraxmaan Axmed Rooble (boqolsoon walaalkiis)
  • Xuseen cali Salaad
  • C/laahi Xalane Dhuxuloow (guddoomiyaha degmada baraawe)
  • Caaqil Xasan cilmi yaxye[12]
  • Maxamuud Cabdı Cameey
  • Abdifatah Afyare Ali orey( Aqoonyahan) wax ka dhiga jaamacadaha dalka
  • Caaqil Cabdi Xayla Kooshin[13]

=== farshaxaniistaha Beesha

Fanaaniinta beesha

  • Sacdiyo Siman
  • Xasan Adan Samatar
  • Salad Maxamed Shardi Salad Darbi
  • Abwaan Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Jecyl) ALLE YARAXMA
  • Nuur Eebow Allah ya Raxma
  • C/laahi Boqol
  • Mustaf Rasta
  • C/Salan Bada Cas
  • Xaliima Khliif Cumar Magool Alaya Raxma
  • Raxma Ruuxi
  • fatima Haryan
  • Xawo Dagan
  • Qaali Ladan
  • Jihaan jalaqsan
  • Xasan

Wariyeyaasha beesha

  • Yuusuf Garaad Omar Former BBC Manager
  • maxamed maxamuud cade BBC
  • Yahye Cali farax SNTV
  • Maxamed Axmed Xaaji Cagma Dhige Ama Cagta Xaaji Universal Tv
  • abdi Aziiz Afrika SNTV
  • Abdi Nasir Hirsi idle Horn Afrik
  • Bashiir Ugaas
  • Maxamed Maxamuud Dhore Former BBC
  • Hassan Sheikh Ahmed cade Somali Chanel Former Horn Afrik
  • Muxudiin Macalin Cabdulle MMC SNTV
  • Mohamed Ahmed Dhore Geescad Writter Website

Abwaannada beesha

  • faarax shuuriye oo ahaa ninkii gobollada Soomaaliya ugu gabay badnaa ee .. iyo gabeygii ugu da'da yaraa oo ilaa hada gabaygii u tiriyay wax fura lala yahay
  • kulan xasan jurun
  • Jaamac qabaruug
  • Geele faruur
  • abwaan guure
  • Abwaan Dhuungaal Farax Barre
  • Abwaan Maxamed Cumar Nidaamiye

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: