Ceel-Baraf

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

ceelbaraf wa degmo ka mida gobalka shabellaha dhexe degmadu waxa ey dhacdaa xuduuda gobolada hiiraan iyo shabeellaha dhexe degmadu waxa ey u jirta xarunta gobalka shabeellaha dhexe ee jowhar 60km degmada waxa galbeedka ka mara wabiga wey ee shabeelle degmadu waxa marto waddada loo yaqaano americanka oo isku xirta xamar iyo ilaa degmada xarardheere ee gobolka mudug dadka degmada wax ey ku tiirsan yihiin nololshoodu beero iyo xoolaha nool sida geela ariga iyo looda beeraha waxa ey aad u bertan galeyda digirta sisinta qudaarta kala duwan aida basalka liimada muuska basbaska ansalaatada sukuumada cambaha babeyga qaraha iyo iwm degmada waxa hoos yimaada degano badan sida ceelxarar, ganaweyne,eyrable,doondhaxan, garasture,dhubyaco,sarmanleyn,xalfoley,quraca odiwa,iyo kuwa kale oo tira badan degmada waxa gudoomiye ka ahan jiray biri samadki 1970 ilaa 2006 nabadon Haji Mohamad sheikh abdalla Degmada oo ah degmo aad uweyn aya dadka ku nool waxa lagu qiyaasa ilaa 11500 qof. Arinkaa waxaa curiyay Abdi rashiid ibrahim caddow