U bood nuxurka

Ceel waaq

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Ceel-Waaq waa degmo ka tirsan gobal waynaha mandheera . Waxa uu dhacaa xad beenaadka kiinya iyo soomaaliya . Erayga ceel-Waaq waxa uu ka koobanyahay laba eray oo kala ah ceel micnaheedana uu yahay goob biyaha laga helo iyo Waaq oo micnaheedu yahay Allah misne Ilaahi sidaa darteed hadii la isku qabto waxa uu noqonayaa Ceelkii Allah[1]

  1. ↑ By Ustaad Mohamedin Garaad Mohamed