U bood nuxurka

Ceeldibir

Ka Wikipedia

Ceeldibir waa degmo ku taala gobolka Sanaag ee dalka Somaliland, dhinicisa waqooyi galbeed. Waxa dega beelaha Axmed Faarax waana dhul ku hodana xabkaha falenka iyo beeyada.

Ceeldibir
Eldibir
عيل ذبر
Magaalo
Dalka Somaliland
GobolkaSanaag
DeegaankaCeerigaabo
La aasaasay1981
Dawladda
  Duqa-magaaladaXasan Jaamac Caynab
Joogga
370 m (1,210 ft)
Dadka
  Wadarta
4,390
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)
Koodhka goobta+252 63
CimiloBWh