Chérif Touré Mamam
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 13 January 1978[1][2] | ||
| Ku dhashay | Mango, Togo | ||
| Joogga | 1.84 m | ||
| Booska cayaarta | Khadka dhexe | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| –1996 | EF Lomé | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1996–1998 | Eintracht Frankfurt | ||
| 1998–1999 | Marseille | ||
| 1999–2000 | Al-Jazeera | ||
| 2000 | Al-Nasr | ||
| 2001 | Hannover 96 | 3 | (0) |
| 2001–2005 | Livingston | 31 | (3) |
| 2005–2006 | Metz | 10 | (0) |
| 2006–2007 | Rapid București | 0 | (0) |
| 2007–2008 | Al-Jazeera | 16 | (3) |
| 2008–2011 | MC Alger | 7 | (0) |
| 2009 | → Al-Oruba (amaah) | 18 | (0) |
| Xulka Qaranka | |||
| 1998–2009 | Togo[3] | 47 | (7) |
| |||
Cherif-Touré Mamam (dhashay 13 Janaayo 1978) waa ciyaaryahan hore oo xirfadle kubbadda cagta ah kaasoo u ciyaari jiray booska khadka dhexe ee xulka qaranka Togo.
Xirfadda kooxeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Muddadii uu joogay Livingston, Touré wuxuu xirnaa lambarka 91. Waxaa la sheegaa inuu kani yahay lambarkiisii nasiibka ee carruurnimadiisii maadaama uu lahaa maaliyad kubbadda kolayga ah oo lambarkaas sidata. Sidoo kale wuxuu maaliyadda ku qortay "Sheriff" balse horyaalka Scottish Premier League ayaa ku amray inuu isticmaalo magaciisa saxda ah. Daqiiqaddiisii ugu xusuusta badneyd ee Livingston waxay ahayd markii uu laba gool dhaliyay guushii 5–1 ee ay ka gaareen Motherwell bishii Oktoobar 2002.[4] Touré wuxuu bishii Janaayo 2005 tijaabo u joogay kooxda Norway ee SK Brann, halkaas oo uu ku andacooday inuu dhashay 1985 iyo inuusan waligii u ciyaarin wax koox ah oo Yurub ah, in kasta oo uu horay u soo u ciyaaray kooxda Livingston ee Scotland halkaas oo uu uga diiwaangashnaa inuu dhashay 1981.[5] Mid ka mid ah ciyaartoyda Brann, Charlie Miller oo horay u soo u ciyaaray Dundee United, ayaa weydiiyay inuu yahay isla ciyaaryahankii u ciyaari jiray Livingston, balse Toure waa uu iska fogeeyay taas.[6]
Xirfadda caalamiga ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Touré wuxuu xubin ka ahaa xulka qaranka Togo wuxuuna ciyaaray koobabka qaramada Afrika ee 1998, 2000, 2006, sidoo kale waxaa looga yeeray Koobkii Adduunka 2006 ee lagu qabtay Jarmalka.
Nolosha gaarka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Walaalkiis Souleymane Mamam wuxuu u ciyaaray xulka qaranka Togo. In kasta oo Mamam uu yahay magaca qoyska, Cherif Touré wuxuu dhabarka maaliyaddiisa ku qoran jiray magacyadiisa kale.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Penpix of Togo's World Cup squad". Rediff.com. Reuters. 29 May 2006. Archived from the original on 29 July 2019. Retrieved 30 July 2019.
- ↑ "Cherif Touré Mamam". kicker (in German). Retrieved 30 July 2019.
{{cite web}}: CS1 maint: unrecognized language (link) - ↑ Togo - Record International Players
- ↑ "Livi floor Motherwell". BBC. 26 October 2002. Retrieved 31 October 2016.
- ↑ Bergersen, Tormod (17 January 2005). "Ny alder: 22 år" [New age: 22 years] (in Norwegian). Bergensavisen. Retrieved 27 October 2013.
{{cite news}}: CS1 maint: unrecognized language (link) - ↑ Kville, Geir (16 January 2005). "Narret av Sheriffen" [Fouled by the Sheriff] (in Norwegian). Bergensavisen. Retrieved 27 October 2013.
{{cite news}}: CS1 maint: unrecognized language (link)
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta] Chérif Touré Mamam at FBref.com Chérif Touré Mamam at WorldFootball.net Chérif Touré Mamam at National-Football-Teams.com Profile – FC Metz at the Wayback Machine (archived 11 May 2006) Chérif Touré Mamam – French league stats at LFP – also available in French (archived) Chérif Touré Mamam at RomanianSoccer.ro (in Af Roomaani)