Cismaan Cumaar Wehliye
Cismaan Cumaar Wehliye ًعثمان عمر ًآةآلئيآ | |
|---|---|
| Madaxa Ciidamada Booliska Soomaaliya Ku meel gaar ah | |
| Xafiiska 30 October 2014 – 30 April 2015 | |
| Raiisel wasaare | Cabdiweli Sheekh Axmed |
| ka horeeyay | Maxamed Sheekh Ismaaciil |
| Ku xigay | Maxamed Sheekh Xasan |
| Taliyaha Booliska Soomaaliyeed | |
| Xafiiska 16 March 2011 – 30 October 2014 | |
| Raiisel wasaare | Cabdiweli Sheekh Axmed Cabdi Faarax Shirdoon Cabdiweli Maxamed Cali |
| ka horeeyay | Cali Xasan Maxamed |
| Faahfaahin shaqsiyadeed | |
| Xisbiga | Madaxbannaan |
General Osman Omar Wehliye "Gas-Gas" (Soomaali: Cismaan Cumaar Wehliye, Carabi: ًعثمان عمر ًآةآلئيآ) waa taliyaha milatariga Soomaaliyeed.
Xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bishii Maarso 2011 ilaa Oktoobar 2014, Wehliye wuxuu soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed 30-kii October 2014-ka, ayaa waxaa si KMG ah loogu magacaabay Ra’iisal Wasaare C/wali Sheekh Axmed , kadib markii uu si lama filaan ah u geeriyooday Taliyihii hore ee Booliska Maxamed Sheekh Ismaaciil . Wehliye waxa uu xilka Taliyaha Booliska ku ekaa 30kii April 2015, markii Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke uu u magacaabay Maxamed Sheekh Xasan Taliyaha Joogtada ah ee Booliska
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay odayaasha Soomaaliyeed ee ka barbar dagaalamaya Al-shabaab"
"C/wali Sheekh oo Cismaan Gasgas u magacaabay Taliyaha Booliska ku meel gaadhka ah