Coachella
Appearance
| Coachella | |
|---|---|
Coachella ee 2018 | |
| Goobta | Empire Polo Club |
| Isku-duwaha | 33°40′41″N 116°14′02″W / 33.678°N 116.234°W |
| Sanadaha firfircoonida | 1999, 2001–2019, 2022–hada |
| Aasaasayaashii | Paul Tollett iyo Rick Van Santen |
| Tirada ka-qaybgalka | 250,000 |
| Awoodda | 125,000[1] |
| Waxaa abaabulay | Goldenvoice |
| Website | coachella.com |
Coachella (si rasmi ah loogu yeero Coachella Valley Music and Arts Festival oo mararka qaarkood loo yaqaan Coachella Festival) waa bandhig faneed sanadle ah. Waxaa aasaasay Paul Tollett iyo Rick Van Santen 1999, waxaana soo qabanqaabiyay Goldenvoice.[2] Bandhiga waxa ka muuqda fanaaniin muusik oo ka socda noocyo badan oo muusig ah, oo ay ku jiraan rock, pop, indie, hip hop iyo electronic dance music.
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Harry Styles' Coachella Crowd Topped 100,000 During Opening-Night Performance". www.variety.com. April 20, 2022. Archived from the original on June 8, 2022. Retrieved June 8, 2022.
- ↑ Cromelin, Richard (January 3, 2004). "Rick Van Santen, 41; L.A. Promoter Helped to Advance Punk Rock Bands". Los Angeles Times. p. B18. Archived from the original on January 9, 2017. Retrieved November 8, 2016.