Koka-Kola
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Coca-Cola)
| Nooca | Cabitaan |
|---|---|
| Soosaare | Shirkada Koka-Kola |
| Wadanka asalka | Maraykanka |
| La soo bandhigay | Maajo 8, 1886 |
| Midab | Caramel E-150d |
| Dhadhan | Kola |
| Kala duwanansho | |
| Waxa la xidhiidha | Pepsi RC Cola Afri-Cola Postobón Inca Kola Kola Real Cavan Cola |
| Website | www.coca-colacompany.com |

Koka-Kola (Af Ingiriis : Coca-Cola; Af Carabi: كوكا كول) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon[1] kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.
Hordhac
Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[2]
Muuqaalo
- Sawiro
Sidoo kale fiiri
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho
- ↑ In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). "Coca-Cola to spend $30 billion to grow globally". The Atlanta Journal-Constitution. Retrieved January 24, 2013.
- ↑ "2015 Ranking". Archived from the original on 2016-10-21. Retrieved 2017-07-23.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)
