Col.khasaaroro
col. khsaaro wuxuu ahaa kornayl kamid ah kornaylada ugu waa weyn soomaaliya kornal axmadey khasaaro magaciisa waxaa layiraa axmed wuxuuna ahaa kornayl aad caan ka ah xooga dalka soomaaliyeed abihiina col.maxamed wuxuu ahaa kornayl milatari ah awoowgiisna wuxuu ahaa sh weyn oo caalim ah diinta islaamkana aad ugu xeel dheeraaday col. khasaaro wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho 1945 kii wuxuu bartay quraanka khariim aha asga oo jira 12 sano kadibna 1957 kii wuxuu galay waxbarashada maadigaa oo uu dhameyay dugsiyada hoose dhexe iyo sare 1961 kii wuxuu kubiiray ciidamadii xooga dalka soomaaliyeed oo uu noqday raga ugu assayanisa xiligaas ragii uu tababarka laqaatay kadib 1964 waxaa looqaaday kuliyadii milatariga ee wadanka ruushka oo uu kumaqnaa mudo sadax sno ah 1967 kii wuxuu dib ugu soolaabtay dalka 3 sano kadib waxaa qarxay dagaalkii itopia iyo soomaaliya colonle khasaaro wuxuu kamid noqday hogaamiyayaashii ciidamada