Cons Stadium

Ka Wikipedia

Cons Stadium C.O.N.S waxaa laga soo gaabiyay (Comitato Olimpico Nazionale Somalo) oo Micanaheeda yahay Gudiga Olombikada Soomaaliyeed, Iyadoo Laga Bedelay magacii hore oo loo bixiyay markii la dhisay kaas oo ahaa C.O.N.I oo aheyd (Comitato Olimpico Nazionale Italiano). Waa Garoon Kubada Cagta waxa uu ku yaal Degmada Cabdicasiis Hada waxaa loo Yaqaan Banaadir Stadium. waxaa dhisay Gumeystihii Talyaaniga, Garoonkaan waa Garoonka Ugu duqsan Soomaaliya Dhinaca Kubadda cagta.