Cusmaan bin dalxa

Ka Wikipedia

Cusmaan bin Dalaxa ( عثمان بن طلحة) wuxuu ahaa ilaaliyaha furaha kacbada xiligii jaahiliga iyo waqtigii Nabiga scw, waxa uuna islaamay sanadii 8aad ee hijrada wax yar ka hor Furashada Makka.