Jump to content

Daamur

Ka Wikipedia

Maxamed Ibraahim Cali (Daamur) AHN, waxa uu ahaa halgamaa weyn oo kasoo qayb qaatay dibu-xorayntii dalkan jamhuuriiyada somaliland, waxaanu ku dhaqnaa markii dambena ku dhintay magaalada caynaba, gaar ahaan buurta, BBURDHAAB, halkaasi oo uu degaan u ahaa, wxaanu loogu magacdary qayb kamidah buurtaas LUGTA-DAAMUR iyadoo loogu magacadaray deganaanshihiisa awgeed. waxaanu uu ku leeyahay, magacaweyn dhamaan bariga somliland, waxa uu dhalay 12 caruur ah, 10 nin iyo 2 gabdhoodh.