U bood nuxurka

Daanyeereey

Ka Wikipedia

Daanyeereey waa tuulo ku taala, beriga magaalada Qallaafe. Waa dhul caan ku ah culumada iyo aqoonta, waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.