Daar
Appearance
Daar (ciyaar) (Af Ingiriis : knight);) waa galab ka mid ah ciyaarta chess (dheel). Wuxuu galabka daarta ku dhawaaqa iyo wax ku qafaali kara xagalka xariiqtaag iyo xagalka xariiqjiif oo bood-la'aan ah. Xirfada kale ay daarta leedahay waa "Kastling" / "Castling" ama "qalcadeynta". Micnaha qalcadaynta waa in boqorka iyo daarta weydaarsadaan anbahooda ama jagadooda.[1]
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Barden, Leonard (1980), Play better chess with Leonard Barden, Octopus Books Limited, p. 10, ISBN 978-0-7134-8769-5