Jump to content

Dabaqad

Ka Wikipedia

Dabaqad waxaa af ingiriis lagu dhahaa „social status”. Dabaqad waa heerka bulshada waa booska ama darajada qofka uu ku leeyahay bulshada, taasoo inta badan lagu go'aamiyo arrimo sida hantida, shaqada, waxbarashada, ama asal qoys. Waxay saameyn ku leedahay sida dadka kale u arkaan una dhaqmaan qofka, sidoo kalena waxay saamaysaa fursadaha iyo xiriirada uu qofku bulshada ku yeesho.