Dadka Zulu

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boqor Sahka
La dagaalankii Cadaanka
Nin Sulu ah oo labisan dharka halyeeyada qabiilka suulu

Sulu ama Zulu (Af-Ingiriis: Zulu) waa dad ku Dhaqan Koonfur Afrika, tiradooda waxaa lagu qiyaasaa toban ilaa kow iyo toban milyan, qarnigii 18aad waxay caan ku ahaayeen dagaalka iy okala dambaynta, waxay qabsadeed dhul badan oo ku xeeran koonfur afrika, waxaa hogaamin jiray boqorkoodii Shaka, waxay isku dhaceen cadaankii koonfur afrika soo degay qarnigii 18aad. waxaana dhex maray dagaallo badan.

Degaanka iyo afka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qabiilka sulu ayaa u badan koonfur afrika waxay kaloo degaan simbabwi, Musambiig, iyo Saambiya. waxay ku hadlaan luuqada baantuuga.

Sidoo kale arag[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Txiraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]