Dagaalkii Tabuk
Wax badale ayaa codsaday in bogan la tirtiro. Sababtu waa Bog uu sameeyay Bot.
Hadii aad isleedahay boggaan yaan la tirtirin, fadlan ku qor waxa aad adiga aaminsantahay meesha wadahadalka boggaan. Fadlan Haka wareejin fariintaan boggaga aad adiga sameysay. Maamulayaasha, xasuuso in aad fiiriso hadii ee meeshaan wax la xiriiraan iyo bogga taariikhda (badalkii ugu danbeeyay) intii aadan tirtirin. |
Duulaankii Tabuuk Ama loo yaqaan Duulaanka Culeyska, waa midkii ugu dambeeyay dagaalada rasuulka scw, waxa oo u baxay Rasuulka scw 9ka bisha Rajab sandkii 9aad Hijiriga, Ciidanka muslimiinta ayaa ahaayeen 30Kun, Taasi oo horay u dhicin ciidan intaas inay Muslimiinta kulmiyaan.