Jump to content

Daguuro

Ka Wikipedia

Beesha Daguuro waa xubin ka mid beellaha ugu waawayn ee beelaha Murursade Odayga Mohamed Foorculus waxaa dhashaye islaan oo u dhalatay Beesha Bimaal waxaa la sheegaa in waagii uu dhashtaye Daguuro in Hooyadiisa dhimatay markay dhashay odayga Forculus aya gacmihiisa ku soo qaadidaye ubadkiisii markii ay dhimatay hooyadii wuu naa keenaye xaaskiisa kowaad, Forculus wuxuu ka baryay xaaskiisii ​​ugu horeysay inaye u koriyos Ahmed (Daguuro) sidii iyadu inaye dhashaye okale xaaskiisa ayaa ogolaatay in ay u koriso ilmaha yar ee ( Daguuro ) sidii ay iyadu inaye dhashaye okale Beesha Daguuro

Daguuro
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somalia
 Kenya
 Ethiopia
 Jabuuti
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kuwa kale qabiilka Murursade,.

waxey si wayn u dagaan maamulka Galmudug Gaar ahaan gobolka Galgaduud sida Ceeldaraad Derri, Towfiiq, Cowsweyne, Nooleeye, sidoo kale waxay si wayn u dagaan Gobolka Banaadir, Degmada Howlwadag, Gubta iyo Dayniile. Gobolka Sh/Hoose Afgooye, Buulomareer, Doondheere,tixsiile,4 ta buulo, magla,kaxarow, gumarey,damerale warmaxan,Sh dhexe guulane caloolweyn adan yabaal Marko Sida eey dadka u yaqaa niin Daguuro waaa dad dagaal yahano ah oo gumeysiga neceb. Gessiyaal ah Beesha Daguuro wexey u kala baxdan 3 jufo oo kala ah:

Faraca ka tirsan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 maqafaad muuse 2 wanoow muuse 3 Bah Roon

Bah maqafaad

  • Afey maqafaad
  • Geedoow maqafaad
  • Dacaley maqafaad

Bah wanoow Muuse

  • Faqay wanoow Muuse
  • Ciise wanoow Muuse
  • xasab gaab wanoow (curadka wanoow Muuse)

Bah roon

  • Duje ahmed
  • carablaawe
  • Ducaale ahmed

Waa geesiyaal Soomaaliyeed

Hormuudka Beesha Daguuro

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1. Nabadoonka Guud ee Beesha Daguuro nabadoon Cabdulle macalin maxamed geedi

2. G/Sare Maxamed Abuukar Cali (Jacfar)

3.Captain Ahmed abdule adow (Ajmac)

4. Ganacsade= Cusmaan maxamuuud (jiisow )

5. Prof. Salaad Maxamuud Maxamed (Tiirax)

6. Suldaan Sh.Ibraahim Sh.Xasan (Fagaareeye)

7. Ganacsade Daahir Maxamed Siyaad

8. Abwaan Muxudiin Shabuucshe

9. Nabadoon Axmadeey Khaliif cadow

10. Ciyaaryahan Jibriil Xasan Fariid (Jibriil Malag)

11. Nabadoon Xujaale Cabdulle Jiisow

12. Dhame Abdi Hassan Gacal Dooyow

13. Nabadoon Cabdullaahi Xiirey Calasow

14. Dhame Cali Xasan siyaad Tariin

15. Nabadoon Geedi Ciyoow Ganle

16.Gud. jaaliyada Cabdi calas Maxamed Guure

17. Waziir Muqtaar cali Cusmaan

18. Ex Gud Axmednuur Cabdi Siyaad

19. Macallin Ibraahim Raage boore

20. Agaasime Axmed Faarax Maxamed (Gaatamow)

21. Cabdullaahi Maxamed Siyaad (Dhabaqle)

22. Gen. Xaaji Cabdullahi Ceynte

23. Col. Carab Ciid Guure

24. Gashanle Maxamed Cismaan caami

25. Col. Cabdirashiid Macalin seytun

26. Nabadoon Cabduqaadir Sh xuseen bacadow wabiin

27. Nabadoon Maxamed Yare Siyaad

28. Shiikh Xuseen Bacadoow

29. Prof. Ciise Macalin Seytuun

30. Siyaasi Ali Maxamud Ibrahin

31. Nabadoon Socdaal Jiisow Cosoble

32. Ciyaariyhan Cabdullahi Muxudiin Siyaad

33. Nabadoon Xasan Maxamuud Gurur

34. Dr Maxamed Salaad siyaad Dhiti

35. Siyaasi Jamaal Macallin Cabdi

36. Agaasime Cabdicaziiz Axmed Khaliif

37. Shiikh Maxamed Jimcaale Madax yare

38 Weriye Gacal Xuseen Gacal (Eyman)

39. Dr Cabdi Xaashi

40. Gen. Faarax Cabdulle Gacal (Garamgaram)

41. Eng Shaafici Cabdiraxmaan Xujaale

42. Weriye Jibriil Cabdulle Macalin (Jabra)

43. Weriye Maxamed Macalin Faarax

44. Weriye Maxamed Xaaji Xuseen Raage

45. Kabtan Cabdishakuur Abuukar Macallin (Rooble)

46. Cabdullaahi Maxamed Cadow

47. Yuusuf Cabdullaahi Shuushuule

48. Eng Axmed Khalif Maxamed

49. Dr Axmed Cali Cade

50. Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Yare Siyaad

51. G/Sare Ciise Cali Dheere

52. Col. Mahad xasan Jimcaale ( Mahad Looge )

53. Nabadoon Cabdi Siyaad Habar-waa

54. Nabadoon Maxamed Siyaad Barrow

55. Eng Muxudiin Diiriye Jimcaale

56. Abwaan Barre Maxamed Fiidoow (Leento)

57. Gud Nucmaan Daahir Cali

58. Nabadoon Xasan Maxamed Cilmi (Xasan Fariid)

59. G/Sare Cabdiweli Daahir Ciid

60. Nabadoon Cabdikariin Macallin Bigbig

61. Eng Jamaal Abuukar Maxamuud

62. Dr Tahliil Xasan

63. Dr Maxamed Ismaaciil Qashaac

64. Kabtan Ayaanle Cabdi maxamed

65. Dr Daahir Abuukar Siyaad

66. Abwaan Muuse Maxamed Yare

67. Shiikh Daahir Gaabow

68. Nabadoon Xasan Siyaad Diirshe

69. Kabtan Axmed Cumar Yalaxoow

70. Abwaan Gacal Maxamuud Gurur

71. Drs Haboon Xasan Muudey

72. Dr Mahad Maxamed Guure

73. Gaashaanle Ciise Xasan Caraale (Jiijiile)

74. Garyaqaan Yuusuf Maxamed Maxamuud (Yuusuf Daguur)

75. Ganacsade Maxamed Xaaji Lugooyo

76. Ustaad Cabdullaahi Cali Shiikh (Xabeeb)

77. Nabadoon cabdi dahir geedi (juuqyare)

78. Dr. Mohamed Abdullahi Mire.

79. G/Sare Cadaawe Jiib

80. Ganacsade Cali Maxamuud Ciyow (Cali Ameeriko)

81. Xildhibaan Naciimo Maxamed Gacal

82. Nabadoon Cabdullaahi Xiirey

83. Dr Caseyr Maxamed Maxamuud Mooge

84. Nabadoon muhudin mahamud ( shabuucshe )

85. Shiikh Jabaar Jilacow

86. Macallin Carabow Maxamuud Maxamed

87. Engineer cabdulaahi muhidin ( shabuucshe )

88. Ganacsade Cabdulqaadir Nuur Fiidow

89. Nabadoon Cabdibaaqi M. Maxamed Geedi

90. Nabadoon Abuukar Ciise Yabaroow

91. Abuukaate Xuseen Nuur Daahir

92. Ganacsade Axmednuur Maxamuud Duqow

93. Safiir Maxamed Yuusuf Xasan

94. Engineer daahir hassan mahamud bariise

95. Nabadoon Xasan Eryaaye

96. Col. Fanax Cabdullaahi Dhicisow

97. Weriye Cabdullaahi Axmed Catoosh

98. Ganacsade abukar maxamed siyaad (habartee)

99. Eng Cabdicaziiz Maxamuud Maxamed

100. Eng Axmed Xasan Maxamuud (Foodcade)

101. Dhamme Nuur Maxamed Cilmi (Nuur Dheere)

102. Abwaan Muuse Maxamed Yare

103. Nabadoon Cabdikariin Yuusuf Xasan Wargaadhi

104. Gud. Xuseen Ciise Maxamuud

105. AUN.Engineer Haji Ismail Jimale

Osoble.

106. AUNt.Nbdn. Mohamed Gacal Barise(Hararre)

107.Macalin xasan Cabdi daahir

108.Professor/Engineer: Abdullahi Ali Hassan (Farey)

109. GANACSADE Saadaq muxidin cabdulle naxar