Dahab Tower
| Dahab Tower | |
|---|---|
| Warbixin Guud | |
| Magaalo ama Caasimad | Muqdisho |
| Wakhtiga dhismaha la bilabay | 2021 |
| La dhamaystiray | 2025 |
| Mulkiile | Dahab Real Estate |
| Dhererka | 100 m (346 ft) |
Dahab Tower waa taawar dheer oo ku taal Muqdisho, Soomaaliya. Dhismaha ugu dheer dalka, Dahab Tower wuxuu ka kooban yahay guryo la deggan yahay, dukaamo, masaajid, baarkin, goob jimicsi, sauna, saaloon iyo barxadda baabuurta la dhigto oo sugan.[1]
Dahab Tower ayaa marka laga reebo inay saameyn dhaqaale ku yeelato Soomaaliya si kor loogu qaado heerka nolosha dadka, sida uu yiri madaxa Suuqgeynta Dahab Real Estate maadaama ay jiraan fursado badan oo maalgashi, iyo sidoo kale in dadka ay helaan hanti ma guurto ah oo wanaagsan.[2]
Macluumaadka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Mashruucan waxa hirgalisay shirkadda Dahab Real Estate oo ah shirkad hoos timaada Dahabshiil Group, sanadka 2021. Dhismuhu waxa uu ka kooban yahay guryo la deggan yahay, dukaamo, masaajid, baarkin, goob jimicsi, sauna, saaloon iyo barxadda baabuurta la dhigto oo sugan. Mashruucu wuxuu si rasmi ah u bilaabmay Oktoobar 1, 2021.[2][3]
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Dahab Tower".
- 1 2 "The New Dahab Tower Building in Mogadishu". Agoosto 10, 2021. Somali Magazine.
- ↑ "The Remarkable Progress of Dahab Tower by DOCOL Group". Oktoobar 18, 2023. DOCOL Group.