Dalalka Dagaalka kula jira Al-shabaab
Appearance
Dalalka Dagaalka kula jira Al-shabaab


waddnamha dagaalka al shabab
Egypt 5000 kof
Turkey 500 kof
United States 100+
Masar ayaa hub ay siiso dowladda Soomaaliya si ay ula dagaalanto Al-shabaab, waxaana ay ku biiraan howlgalka Midowga Afrika oo ka kooban 5000 oo askari , Turkiga waxaa ka jooga 500 oo askari , sidoo kale Mareykanka waxaa ku sugan 100-askari oo ka tirsan ciidamada badda Soomaaliya gudaha Soomaaliya. Al-shabaab ayaa 2020-kii gacanta ku dhigay hub badan oo ah qoryaha darandooriga u dhaca iyo qoryo ay wateen ciidamada dowladda Soomaaliya.
warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- https://themedialine.org/headlines/egypt-pledges-ongoing-support-to-somalia-in-fight-against-terrorism/
- https://www.aa.com.tr/en/politics/somalia-egypt-agree-to-cooperate-in-fight-against-terrorism/3463213
- https://thesomalidigest.com/al-shabab-exploits-abudwaaq-arms-seizure-to-criticize-somali-government/
- https://edition.cnn.com/2024/02/10/africa/uae-somalia-military-base-attack-intl-hnk#:~:text=Three%20soldiers%20from%20the%20United,Saturday%20night%2C%20the%20ministry%20said.