Dameer farow
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Dameerfarow)
| Dameer farow | |
|---|---|
| Koox ka mid ah dameer-farowga duurjooga ah (Equus quagga) | |
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Boqortooyo: | Xayawaan |
| Faylam: | Chordata |
| Gacalka: | Naasley |
| Dirka: | Dameeroley |
| Bahka: | Equidae |
| Duulka: | Equus |
| Duulka hoose: | Hippotigris iyo Dolichohippus |
| Bahda | |
|
Equus | |
Dameer farow (Af Ingiriis : zebra; (magaca Sayniska: Equidae) waa xayawaan qaraabo la ah dameerka, kaasi oo si khaas ah looga helo qaarada Afrika. Dameer-farowgu wuxuu leeyahay xariijimo ka kooban cadaan iyo madoow, taasi oo ka dhigtey xayawaan leh mid soo jiita dalxiisayaasha.
Muuqaalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
