Daraawiishta

Ka Wikipedia

Daraawiishta waxay ahayd naaneysta Dhulbahante wakhtiga gumeysiga. Jiridkooda waxay u dhexeysey sanadka 1896 ilaa 1920.