Daraawiishta casri ah

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Daraawiishta casri ah waa aqoonsi iyo magac darka dadka Dhulbahante ah oo ku nool goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa aad u isticmaala magaca Daraawiish dadka aan aan siyaasad lahayn gaar ahaan shacabka Dhulbahante.