U bood nuxurka

Darwiishland

Ka Wikipedia
Darwiishland State of Somalia
ولاية الشمالية الصومال
2008–2009
Calanka Northland
Calanka
Astaanta ee Northland
Astaanta
Goobta uu ku yaalo Northland
CaasimaddaLaascaanood
Luuqadaha rasmiga ahSoomaali
DawladdaDowlada Federalka
Aasaaskii
Taariikhda 
 Declared[1]
1 May 2008
 Abandoned
11 January 2009
Dadka
 
1.3 million
LacagtaSomali shilling
Koodhka wicitaanka252
Furaha Internetka.so

Daraawiishland waa naanaysta dhulka Sool, Sanaag iyo Cayn. waxay ahayd dawlad-goboleed lagu muransanaa oo is magacaawday oo ka kooban gobolada sool, sanaag iyo cayn. waxaa la asaasay bishii May 2008, laakiin Dowladda Federaalka KMG ah ma aysan aqoonsan[2], waxaana la kala diray 2009ki.

Dawlad goboleedka ayaa laga aasaasay dhulka u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland, waxayna caasimad u eheed magaalada Laascaanood[3].






  1. http://www.fotw.net/flags/so-north.html
  2. The Reasons for Underdevelopment: The Case of Decolonisation in Somaliland, p. 129
  3. Malito, Debora Valentina. "The Persistence of State Disintegration in Somalia between Regional and Global Intervention". University of Milan: 108. For example, between Puntland and Somaliland there exists a buffer zone, formed by the disputed territories of Sool Sanaag and Cayn, where a large set of states have alternatively emerged and disappeared. In 2008, the leaders of the clan Dulbahante announced the formation of an autonomous state, the Northland State of Somalia. But during the dispute with Puntland, Somaliland extended its control on the presumed capital, Las Anod, and the Northland state ceased to exist. {{cite journal}}: Cite journal requires |journal= (help)