Midowga Afrika
African Union
|
||
---|---|---|
Hal ku dheg: "A United and Strong Africa" |
||
Heesta qaranka: Let Us All Unite and Celebrate Together [1] |
||
Dark green: member states
Light green: suspended members |
||
Political centres | ||
Magaalada uguwayn | ![]() | |
Working languages | ||
Dadka | African | |
Loo qoro | Continental union | |
Membership | 55 member states | |
Hogaanka | ||
- | Assembly Chair | ![]() |
- | Commission Chair | ![]() |
- | Parliamentary President | ![]() |
Sharci dejinta | Pan-African Parliament | |
La soo xulay | ||
- | OAU Charter | 25 Maajo 1963 |
- | Abuja Treaty | 3 June 1991 |
- | Sirte Declaration | 9 September 1999 |
- | African Union founded | 9 July 2002 |
Baaxad | ||
- | Total | 29,865,860 km2 11,531,273 sq mi |
Tirada dadka | ||
- | 2013 qiyaasta | 1,393,136,000 |
- | Mugga Dadka | 40.9/km2 105.9/sq mi |
Wax soo saar (PPP) | 2019 qiyaastii | |
- | Guud ahaan | US$3.757 trillion[2][3] |
- | Qof qof | $3,568 |
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2019 estimate | |
- | Guud ahaan | $2.390 trillion[4][5] |
- | Calaa qof | $2,173 |
Lacagta | 42 currencies | |
Waqtiga | (UTC-1 to +4) | |
Furaha telka | 57 codes | |
Furaha Internetka | .africa c | |
Website au.int |
||
|
w:en:African Union w:es:Unión Africana w:zh:非洲联盟
Afrika -ikhwani (Af Ingiriis : African Union; Af carabi: الاتحاد الأفريقي; loo soo gaabiyo AU). Luqadaha qaarkoodna waxaa loo soo gaabiyaa UA. Waa urur caalami ah oo ka kooban 55 dawladood oo Afrika ku yaalla. Waxa la aasaasay ururkan 09/06/2002, ka dib markii la baabbi'iyay midowgii ama magacii hore ee uu lahaa ururkan oo ahaa isutagga dawladaha Afrika. Go'aannada ugu waawayn waxaa la qaataa inta lagu jiro shirarka la qabto lixdii biloodba mar. Markaas waxaa ka soo qaybgala madaxda, ra'iisalwasaarayaasha iyo boqorrada. Shirguddoonka guud ee ururku waxaa uu ku yaallaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Aragti guud[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Waxa kamida waxyaabaha ay fuliyaan hay'adaha midawga afrika fududaynta iyo dadajinta isdhexgalka dhaqaalaha iyo isufuranka dhaqaale ee wadamada qaaradda Afrika si loo horu mariyo dhaqaalaha iyo Siyaasadda qaaradda Afrika.iyo sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha iyo amaanka qaaradda Afrika.
Midawga afrika waxa uu ka koobanyahay 2 qaybood oo kala ah mid maamul iyo siyaasadeed waxa loo yaqaanaa fuliyaha ama goaan qaataha koobaad ee ururka gudoonka guud oo ah madaxda ama boqorada dawladaha qaybta labaad waa qaybta Siyaasadda gudoonka guud ee midawga afrika hada waxa haya madaxwaynaha Malaawi kaas oo loodoortay fadhigii afar iyo tobnaad ee ururka waxa kale oo jira baarlamaanka afrika 2010, Adis Ababa waa caasimadda maamul ee ururka
wadamada xubnaha ka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Aljeeriya
- Angola
- Benin
- Botswana
- Burkina Faso
- Burundi
- Kamiruun
- Kab Ferde
- Xeebta Foolmaroodi
- Eratareya
- Gambia
- Ghana
- Itoobiya
- Jabuuti
- Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
- Komoros
- Kiinya
- Koonfur Afrika
- Liberia
- Libya
- Madagascar
- Malaawi
- Mali
- Maroc
- Masar
- Musaanbiiq
- Namibie
- Nayjeeriya
- Niger
- Ruwanda
- Saambiya
- Saa'iir
- Sénégal
- Simbaabwi
- Somaliland
- Soomaaliya Un Tiroka 706
- Suudaan
- Tansaaniya
- Tchad
- Togo
- Tunisie Un Tiroka 778
- Ugaandha
Wadamada laga joojiyay[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Bassborka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Africa[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Template:Country data Ghana Ghana
(see also Ghana card)
- [http://www.au.int/ Midowga Afr
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro African Union. |
Sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ . Africamasterweb.com http://www.africamasterweb.com/AuAnthem.html. Soo qaatay 26 November 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . International Monetary Fund. 14 September 2006 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=51&pr.y=10&sy=2010&ey=2010&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=612%2C682%2C686%2C611%2C469%2C732%2C744%2C672&s=PPPGDP&grp=0&a=. Soo qaatay 26 November 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . IMF. 14 September 2006 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=46&pr.y=4&sy=2010&ey=2010&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=603&s=PPPGDP&grp=1&a=1. Soo qaatay 26 November 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . IMF. 14 September 2006 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?sy=2009&ey=2016&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=80&pr1.y=7&c=612%2C682%2C686%2C611%2C469%2C732%2C744%2C672&s=NGDPD&grp=0&a=. Soo qaatay 26 November 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . IMF. 14 September 2006 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?sy=2009&ey=2016&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=71&pr1.y=13&c=603&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=1&a=1. Soo qaatay 26 November 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 17 June 2010 https://web.archive.org/web/20101120013643/http://www.udiregelverk.no/~/media/Images/Rettskilder/Visa%20Code/Visa%20Code%20vedlegg%2010%20a.ashx. Waxaa laga kaydiyay the original 20 November 2010. Soo qaatay 20 July 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)