Degmada Baraawe
Appearance
Baraawe | |
|---|---|
![]() | |
| Isku-duwayaasha: 1°06′48″N 44°01′49″E / 1.11333°N 44.03028°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Shabeelaha Hoose |
| Caasimada | Baraawe |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Barawa District (Soomaali: Degmada Baraawe) waa degmo ku taalla koonfur-bari gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya. Caasimaddeedu waa Baraawe (Brava).
