Degmada Bayla
Appearance
Bander Beyla Beyla | |
|---|---|
| Bander Beila | |
![]() | |
| Coordinates: 9°29′N 50°48′E / 9.483°N 50.800°E | |
| Wadanka | Maamulka |
| Gobolka | Bari |
| Caasimada | Bander Beyla |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Bander Beila (Soomaali:Bander Beyla ) waa (magaalada Bayla ) , sidoo kale loo yaqaano Bander Beyla (Talyaani: Bander Beila ) waa degmo ku taal waqooyi bari gobolka Bari ee Puntland waa magaalo qadiimi ah oo u dhaw badweynta Hindiya waana buuro leh dhismayaal qadiimi ah. Gobolka Beyla waa kaluumaysi isku dhaf ah (Yemen) tiro yarna waxay leeyihiin beero. Waa gobol nabdoon oo boolisku ku yar yahay
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]" " Bandar Beyla waa maxay?" InterMaareeyaha . Laga soo kaydiyay asalka 2021-06-30 2021-06-24 .
