Degmada Berbera
Appearance
Berbera District (Soomaali: Degmada Barbara ) waa degmo ka tirsan gobolka Saaxil ee Somaliland. Caasimadeedu waxay ku taal Berbera.
Degmada Barbara
Berbera District | |
|---|---|
Dhismaha Cusmaaniyiinta ee Berbera | |
Goobta Degmadda Berbera ee Saaxil, Somaliland | |
| Isku-duwayaasha: 10°26′08″N 45°00′59″E / 10.43556°N 45.01639°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Saaxil |
| Caasimada | Berbera |
| Dadka (2005)[1] | |
• Wadarta | 60,753 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Bulshada ku dhaqan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa dega dad ka soo jeeda beelaha Habar Awal , Garxajis , Habar Jeclo oo ka mid ah beelaha Somalida Isaaq iyo Beelaha Basaneeyo ee beesha Makaahiil, Bahabar Muuse ee beesha Maxamed case oo ka mida beelweynta Gadabuursi
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Gobollada, degmooyinka, iyo dadkooda: Soomaaliya 2005 (qabyo)"
Dhiiga iyo Lafaha: Baaqa Ehelnimada ee Bulshada Soomaaliyeed
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Khariidadda maamulka degmada Berbera
- ↑ "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" (PDF). United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. United Nations Development Programme. Archived from the original (PDF) on 28 July 2017. Retrieved 31 December 2020.