Degmada Boosaaso
Appearance
Bosaso (Soomaali: Boosaaso ) waa qeyb ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee ka jira gobolka Bari ee Soomaaliya . Waa magaalo madaxda gobolka Bari . Sidoo kale waa magaalo-madaxda ganacsiga Puntland ee Soomaaliya, waana mid kamid ah xarumaha ganacsiga Soomaaliya.
Bosaso | |
|---|---|
| Coordinates: 11°17′00″N 49°10′00″E / 11.2833°N 49.1667°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Bari |
| Caasimada | Bosaso |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Xiriirinta Dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Khariidadda maamulka degmada Boosaaso