Jump to content

Degmada Buuhoodle

Buuhoodle

Degmada Buuhoodle
Goobta Buuhoodle ee gobolka Cayn, Somaliland
Goobta Buuhoodle ee gobolka Cayn, Somaliland
Buuhoodle is located in Somaliland
Buuhoodle
Buuhoodle
Goobta Somaliland
Coordinates: 8°13′52″N 46°19′36″E / 8.2311°N 46.3267°E / 8.2311; 46.3267
Wadanka Somaliland
CaasimadaBuuhoodle
Tirada dadka
(2014)[1]
  Dhammaan217,836
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Buhoodle District (Soomaali: Degmada Buuhoodle ) waa degmo ka tirsan gobolka Buuhoodle ee Somaliland Degmadeedu waa Buuhoodle

Tirakoobka dadweynaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmada waxaa wada dega beelaha Habar Jeclo & Dhulbahante . Abtirsiinyo ay ka mid yihiin, Garaadka Faarax Garaad : Axmed Garaad iyo Barkad oo si wanaagsan loo metelay, iyo weliba Garaadka Cali Garaad iyo Yaasiin Garaad. Reer Baho Nugaaleed : Khaalid, Yaxye, Hayaag, Maxamed Muuse iyo Abokor Muuse waa ceelkii. Maxamuud Garaad : Jufada Jaamac Siyaad oo ka mid ah beelaha aynu soo sheegnay

Qaybaha maamulka Somaliland

Gobolada Somaliland

Degmooyinka Somaliland


Xuduuda Puntland iyo Waqooyibari

"Degmooyinka Soomaaliya"

Dagaalka iyo Nabadda Soomaaliya: Cabashooyinka Qaranka, Colaadaha Deegaanka iyo Al-Shabaab

Ma Jiro Si Fudud Oo Looga Baxo: Madax-Dhaqameedka Somaliland Iyo Xadka Nidaamyada Siyaasadeed Ee Isku-dhafka ah

Ma Jiro Si Fudud Oo Looga Baxo: Madax-Dhaqameedka Somaliland Iyo Xadka Nidaamyada Siyaasadeed Ee Isku-dhafka ah

"Beesha Jaamac Siyaad oo Maanta Geel May ah Ku Kala Qaatay Deegaanka Dan Dan ee Buuhoodle"

"War Deg Deg Ah: Dagaal Beeleed Mar Kale Ka Qarxay Deegaano Ka Tirsan Degmada Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer, Dagaalkaas Oo U Dhexeeya Beelaha Hayaag Iyo Reer Hagar" Archived Nofeembar 30, 2024 // Wayback Machine

"War—DEG DEG: Dagaal Markale Ka Dhex Qarxay Beelaha Buuhoodle Iyo Qorilugud | Waxsansheeg News Archived Abriil 16, 2021 // Wayback Machine

  1. Kluijver, Robert (2020). "The State in Somaliland". Sciences Po Paris: 4. Retrieved 13 March 2022.