Degmada Ceel Afweyn
Appearance
El Afweyn District (Somali : Degmada Ceelafweyn ) waa degmo ka tirsan gobolka Sanaag ee Somaliland. Caasimaddeedu waa Ceel Afweyn.
Degmada Ceelafweyn
El Afweyn District | |
|---|---|
Degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, Somaliland | |
| Isku-duwayaasha: 9°33′00″N 45°28′17″E / 9.55°N 45.47132°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Sanaag |
| Caasimada | Ceel Afweyn |
| Dadka (2005) | |
• Wadarta | 65,797[1] |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Dadweynaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada waxa degan 50% beesha Biciide ee Muuse abokor , Habar jeclo iyo sidoo kale beelaha Sacad Yoonis ee Habar yoonis , Garxajis oo dhamaantood ka tirsan beesha weynta Isaaq .
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" (PDF). United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. United Nations Development Programme. Archived from the original (PDF) on 28 July 2017. Retrieved 31 December 2020.