U bood nuxurka

Degmada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb
Dhusamareb
دوسمريب
Goobta Degmadda Dusmareebee gobolka Galguduud.
Goobta Degmadda Dusmareeb
ee gobolka Galguduud.
Dhuusamareeb is located in Somalia
Dhuusamareeb
Dhuusamareeb
Isku-duwayaasha: 5°32′06″N 46°23′10″E / 5.5350°N 46.3861°E / 5.5350; 46.3861
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Galmudug
CaasimadaDhuusamareeb
Dawladda
  Gudoomiyecabdiraxmaan cali (gaadaqorow)
Dadka
 (2022)
  Wadarta
434,080[1]
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Dusmareb District Soomaali; Degmada Dhuusamareeb) waa degmo ku taalla bartamaha gobolka Galguduud ee dowlad-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Caasimadda degmada waa Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale ay tahay caasimadda maamulka ee dowlad-goboleedka Galmudug iyo gobolka Galguduud. Dadka dega degmada badankoodu waa Soomaali ka tirsan beesha Hiraab, gaar ahaan laanta Habargidir.


Weerar jidgal ah oo loo aaneeyay al-Shabaab ayaa lagu dilay 13 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka magaalada Dhuusamareeb 6-dii February, 2021, wax yar kadib markii lagu dhawaaqay in uu burburay wadahadaladii ku saabsanaa doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee 2021-ka .

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Somalia 2017 Post Deyr Acute Food Insecurity - Projection IPC Population Estimates (February - June 2018)" (PDF). fanau.org. Archived from the original (PDF) on 2020-08-06. Retrieved 2018-03-08. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)