Jump to content

Degmada Doolow

Ka Wikipedia
Doolow
Doolow is located in Somalia
Doolow
Doolow
Coordinates: 4°9′0″N 42°5′0″E / 4.15000°N 42.08333°E / 4.15000; 42.08333
Wadanka Somalia
GobolkaGedo
CaasimadaDoolow
Tirada dadka
(2009)
  Dhammaan101,782
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Dolow District (Soomaali: Degmada Doolow ) waa degmo ku taal koonfur-galbeed gobolka Gedo ee Soomaaliya. Caasimaddeedu waa Doolow Doolow Soomaaliya waxay galbeed ka xigtaa degmada Doolow Cado ee Itoobiya Inta u dhaxaysa labada xaafadood ee webiga daawa.

Nidaamka Maamulka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Nidaamka maamul ee ka jira magaalada Doolow ayaa asal ahaan hoostaga maamulka gobolka Gedo iyo ciidanka qaranka Soomaaliyeed iyadoo aan inta badan xafiisyadii dowladda dhexe laga furin gobolka Gedo balse ay u hoggaansamaan amarka tooska ah ee ka soo baxa dowladda.

"Maabka Maamulka Degmada Doolow"(PDF) . 22 Febraayo 2012.

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka degmada Doolow