Degmada Jamaame
Appearance
Jamaame | |
|---|---|
| Isku-duwayaasha: 00°04′N 042°45′E / 0.067°N 42.750°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Jubbada Hoose |
| Caasimada | Jamaame |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Jamame District (Soomaali: Degmada Jamaame) waa degmo ku taalla koonfurta gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya. Caasimaddeedu waa Jamaame. Degmadan waxaa inta badan dega beesha Biimaal.